Waddo la mari jiray Muqdisho oo Turkiga Xirteen iyo waddo aan la mari jirin oo suuq yeelatay

sodonka (64)

Kadib markii dhawaan weerar lagu qaaday dhismo ay deggenaayeen Turkiga gudaha magaalada Muqdisho ayaa hadda waxa soo baxaya waddo muhiim ahayd oo dadka iyo gaadiidka isticmaali jireen oo go’day ama la xanibay.

Inta udhaxeysa Warshadii hore ee Coca cola ilaa gurigii C/qaasim Salaad Xasan ayaa la xiray taasi oo gaadiidka Bl-ka ah ayna dhibaato ka muujiyeen shacabka iyo wadayaasha gaadiidka.

Ciidamada ilaalada Turkiga ah ee dhismihii dhawaan la weeraray aya waxay diideen in la isticmaalo laamiga aada Tarabuunka ee ka yimaada dhinaca isgoyska KM 4 ee Muqdisho.

Dhinaca kale Wadada Hormarta Carwadii hore ee Taleex ayaa iyadu noqotay mid seddexdii maalmood ee udambeysay mid baabuurta Bl-ka iyo kuwa raaxada ah isticmaalayeen markii loo diiday wadadii ay mari jireen.

Q/W. Mohamud ismail hashi

 

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s