Madaxweyne Faroole oo Siyaasi Puntland laga yaqaano maanta umagacaabay Wasiir (AKHRISO)

hqdefault

Waxaa maanta digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxwaynaha  Puntland C/raxmaan Faroole ayaa waxa lagy magacaabay Wasiru dowlaha Dekedaha gaadiidka iyo Badaha ee maamulka Puntland.

Madaxweyne Faroole ayaa u igmaday xilkaasi  Cabdishakuur Mire Aadan oo isagu hore u ahaa wasiir ku xigeenka wasarada dekadaha,gaadiidka bada iyo la-dagalanka burcad badeedka.

 Wasiirka Cusub ayaa hore isagu waxa uu usoo qabtay wasiirkii Warfaafinta maamulka Puntland waxaana maanta loo magacaabay  Wasiru dowlaha Dekedaha gaadiidka iyo Badaha ee Puntland.

Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in xilka loo magacaabay  C/shakuur Mire Adan mid kasoo bixi kara aqoontiisa uu uleeyahay.
Q/W. Mohamud ismail hashi
Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s