DEG DEG:Kulankii Madaxweynaha iyo Wariyeyaasha usocday oo soo dhamaaday (Maxaa laga hadlay?)

IMG_0038

Kulankii udhaxeeyey Madaxweynaha iyo Bahda warbaahinta ayaa soo idlaaday goor dhaw waxaana kasoo baxaya faah faahino waxyaabihii laga wada hadlay.

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud waxa uu dalbaday isagu inay kulmaan bahda warbaahinta isagoo wada tashi la yeeshay iyo qaabka ugu macquulsan ay uwada shaqeyn karaan dawlada iyo Saxaafada Somalida ee Muqdisho ka howlgasha.

Abwaan Cusmaan C/llaahi Guure oo ka hadlay kulankii maanta madaxweynaha ay la qaateen ayaa waxa uu halkaasi ka sheegay inay muhiim tahay warbaahinta in lagu caburin shaqadooda.

Madaxweynaha ayaa isna halkaasi khudbad dheer ka jeediyey kana hadlay doorka Saxaafada iyo sida ay nabada uga shaqeyn karaan.

Wixii faah faahino kulankaasi ah intaas ka badan dib kala socda insha allah.

Q/W. Mohamud ismail hashi

 

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s