DHAGAYSO: Arin Mudooyinkii ugu danbeeyey ay ka nasteen Shacabka Muqdisho oo dib u soo laabatay

Shacabka ku nool xaafada suuqa Xoolaha ayaa soo sheegaya in xalay saqdii dhexe ay ka warheleen dhawaqa madaafiic xoogan oo ku dhaceyso meelo kamid ah deegaanka suuqa xoolaha.

Madaafiicda oo umuuqday kuwa lagu weeraray fariisimo ciidanka AMISOM ay dhawaan ka sameysteen warshada Barafuunka ayaa dadka deegaanka waxa ay soo sheegayaan in meelo kamid ah nawaaxiga Warshada Barafuunka ay ku dhaceen madaafiicda.

Meelaha madaafiicda ay ku dhaceen ayaa waxaa kamid ah Nawaaxiga masaajidka Minaarada ee xaafada Suuqa xoolaha,madaafiicda ayaa kasoo dhaceysay dhanka duurka ah ee xaafada suuqa xoolaha.

HALKAN KA DHAGAYSO CODKA

AMISOM oo fariisin ciidan u ah halka loo yaqaan Warshada Barafuunka ee isgoyska Sos ayaa dhankooda ku jawaabaye madaafiic kala duwan oo ay u ridayeen dhinaca madaafiicda ay kasoo dhaceysay.

Q/w. Mohamud ismail hashi

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s