waa barnaamij gaar’ah oo aan kasoo diyaariney wadanka Norway Gaar’ahaan kaamka Haslemoen

581686_578773012150195_1479296346_n

Kaamka haslemoen wuxuu ku yaalaa wadanka Norway gaar’ahaan gobolka hedmark degmadiisa vilar, wuxuuna caan ku yahay in la keeno qaxootiga iska soo dhiibo wadankan qeyba kamid’ah si ay ugu sugaan wareysigoodii ugu danbeeyey ee laga gaari lahaa go’aan koodii qaxootinimo oo ay u yimaadeen wadankaan,

Xarunta ayaa ah meel muda gaaban qofku kusii noolaado inta looga gudbaayo kaamka deganaashaha, habada waxaa inoo suura gashey inaanu barnaamij gaar’ah ka diyaarino dhalinta soomaaliyeed ee ku sugan kaamka oo qaar kamid ah loo  badaley kaamka deganaashaha ee ku sugayaan sharcigooda,

Halkan ka daawo barnaamij’ka muuqaal ahaan,

 

Q/W. Mohamud Ismail hashi

 

 

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s