DAAWO SAWIRO + VIDEO: Horumarka ku cusub dalka oo ka biloowday Magaalada Muqdisho.. “Cajiib”

digaag-2 (1)

Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya Horumar cusub oo aan la arkin mudadii burbura ayadoo magaalada lagu arkaya ganacsiyo aan horay loogu arkin magaalada Muqdisho oo si aad ah ugu soo badanaya.

Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho laga hirgeliyay shirkad soo saarta hilibka digaaga isla markaana lagu xanaaneeyo, taasoo lagu magacaabo Al-Caniim Poultry Farm oo fadhigeedu yahay degmada Heliwaa.

Warshadan oo ka kooban Sadax qeybood oo kala ah qeyb lagu farsameeyo cuntada ay cunaan digaaga, qeyb lagu koriyo iyo qeyb lagu xalaaleeyo iyo qeybta lagu keydiyo ee qaboojiyaha.

Ka hor inta aan la suuq geynta hilibka cad ee Digaaga ayaa waxaa marka hore ay maraan dhowr warshadood, iyadoo ugu horeyn laga bilaabo Warshada Diirimaadka siineysa oo ah mid Muddo kooban ku Fiiqda Digaag ay u dhan yihiin wax waliba uuna sii maro meelo kala duwan ilaa laga gaaro in Hilb ahaan loo isticmaalo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAAL CAJIIB AH

digaag-1

digaag-2

digaag-3

digaag-4

digaag-5(430)

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s