QM oo Eedeyn ujeedisay Wasiirka Warfaafinta Somaliya Ciilmooge (DHAGEYSO)

Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobey ayaa waxa lagu eedeeyey Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliya C/llaahi Ciilmooge Xersi inuu yahay shakhsi lacago ka qaata Somalida deggan dalka Mareykanka magaalooyin ka mid ah.

C/llaahi Ciilmooge waxa la sheegay in Shirkad uu malki ahaan uleeyahay ku taallo dalkaasi islamarkaana qofka doonaya inuu helo baasaboorka Somaliya uu ka qaato $350 dollar halka laga qaadi lahaa $100 dollarka mareykanka.

Waxa warbixinta Qaramada Midoobey ay soo saartay waxay sheegtay inay ka war qabaan shirkadaasi ushaqeysa Wasiirka Warfaafinta Somaliya ee Mareykanka ku taalla.

Qaramada Midoobey shakhsiyaadka soo saaray warbixintaan ayaa waxay sheegeen in golaha Amaanka si arintaasi looga .

Halkaan ka dhageyso Warbixinta lagu eedeeyey Wasiirka Warfaafinta 

 

 

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s