Weriye Fadeexeeyay Tv-gii uu la shaqeynaayay kadib markii uu sameeyay arrin layaab ah. (Waa maxay Arintaasi)

Sida laga soo xigtay Warbaahinta dalka Pakistaan, Weriye lagu magacaabo Danyel larje oo u dhashay Dalka Shiinaha ayaa waxa uu shaqadiisii ku waayay Arrin la yaab ku noqotay Maamulka iyo Weriyayaasha Tv-ga Kinh oo laga leeyahay dalka Shiinaha kadib markii uu mar qura dhuusay isaga oo ku guda jiro aqrinta Wararka.

Warbaahinta Pakistaan, ayaa waxa ay sheegtay in Weriye Danyel larje uu mar qura fadeexeeyay Tv-ga isagoona lumiyay kalsoonidii uu wararka ku aqrinaayay waxaana suura gashay in aqrinta Wararka hawada laga saaray isla markaana la galiyay Xayeysiin.

Danyel larje oo qadar yar kadib markii uu Dhuusay isaga oo wararka aqrinooyo looga yeeray Xafiiska Agaasimaha Tv-ga, ayaa waxaa lagu wargaliyay in laga bilaabo Jimcihii shalay uusan lasii shaqeyn doonin Maamulka iyo Weriyayaasha Tv-ga.

Weriye Danyel larje ayaa waxa uu shaqadiisii ku waayay Dhuusadaasi, isagoona 45% hoos u dhigay sumcada iyo Macaamiisha Tv-ga.

Q.w.sugulle mohamoud
Hedmark.Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s