War Deg Deg ah kooxo hubeysan oo caawo Degmada B/weyn ku toogtay madaxii gasoorka degmadaasi

Baladweyne2

Wararka Goordhaw nagasoo gaaray magaalada Baladweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in caawo ay kooxa hubeysanu ay tooshago ku dileen madaxii garsoorka degmadaasi.

Macalin Xasan Ciyoow oo ahaa madaxii garsoorka degmada baladweyn ayaa lagu soo waramayaa in ay toogteen kooxo hubeysay oo aan la aqoon heybtooda iyadoona markii ay dilka heysteen goobta ka baxsaday.

Dilka Marxuunka ayaa waxaa  xaqiijiyay C/risaaq Al-cadala oo ah wariye ku sugan magalada Baladweyn waxaana uu sheegay in marxuunka ay toogteen kooxo aan heytooda lagaraneeyn isla markaana ay goobta ka fakadeen.

Dilka caawo magalada baladweyn loogu geystay madaxii garsoorka degmada Baladweyn ayaa waxaa uu kusoo adayaa xili mudooyinkii danbe uu soo hagagayey ammaanka magaaladaasi.

Q.W. mohamud ismail hashi

mxashi1@hotmail.com

hedmark. Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s