Qarax Khasaara geystay oo gowr dhow ka dhacay Magaalladda Kismaayo. (Warbixin Muhiim ah).

Inta la Ogyahay Hal ruux ayaa ku dhintay Afar kalane wey ku dhawacantay Qarax Xoogan oo gowr dhow lala eegtay Ciiddamo ka tirsan AMISOM oo maraayay mid kamid ah Xaafadaha Magaalladda Kismaayo.

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay Xaafadda Dalcadda, iyadoona lagu soo waramaayo in Qaraxaasi uu ahaa miino dhulka ku aasneyd oo la qaraxday Ciidamada Sierra Leone ee qeybta ka ah AMISOM.

Qaraxa ayaa waxa uu dhacay Xilli ay Ciidamadu marayeen waddo ku taala xaafadda Dalcada ee Magaalada Kismaayo, iyadoona aan la Ogeyn Khasaaraha dhabta ah ee soo gaaray Ciiddamadda Walow Qaraxa kadib ay halkaasi isku gadaameen Ciiddamo ka tirsanaa kuwa Dowladda iyo AMISOM.

Qaraxaasi illaa iyo hadda kama aysan hadlin Mas’uuliyiinta Maamulka Jubbaland iyo Saraakiisha Ciiddamadda Dowladda, AMISOM.

Q.w.sugulle mohamoud
Hedmark Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s