Gabar udhalatay Britain oo Iyadoo ah Kristen uu Dhakhtar uqoray Inay Xijaabato Caafimaad daro owgiis!!Daawo Sawiradda..

image

Dennis Queen, waa 40 sano Jir waa Gabar reer Manchester ayaa waxa haleelay Xanuunka loo yaqaan Cun cunka amaallergicwaxa ay haatan tahay mid ku qasban inay xirato xiliyada ay banaanka adeyso inay xijaabato si ay uga nabad gasho Qoraxda oo ah mida ay cudurka ka qaaday waa sida uu dhaqtarku iyada u sheegay.

Sheekadan Oo ah mid aad usoo jiidatay indhaheyga ayaa waxaa boga hore ku qoray mid kamida Wargeysyada Ingriiska kaa oo lagu magacaabo dailymail iyadoo warbixintan ay ka sheekeyneyso Gabar udhalatay wadanka Ingriiska isla markaana ah Gabar Heysata Diinta Kristanka ay qasab ku noqotay inay Xijaabato kadib markii dhakhtarkeedu u sheegay in Caafimaadkeedu uu ku jiro inay xijaabato sida Gabdhaha Muslimaadka ah.

Ugu Danbayntii Arintan OO arin si aad ah kuu farxad galineysa marka aad si qoto dheer u eegto waxana ay cadeyneysaa In Diinta Islaamku tahay mid wax waliba oo maanta caalamku baaritaano ku soo saaraan uu hore Qur’aanka Kariimka ah uga hadlay, waxana ayaan daro ah in Gabar Heysatada Diinta Kristanka ay Xijaabato halka Gabdho ku dhashay Diinta Islaamkana ay Jirkooda Qaawinayaan.

image

image

image

H.W.Sugulle.Mohamoud
Hedmark.Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s