Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta cod aqlabiyad leh ku diiday Sharciga Gardoonka

image

Kulan maanta ay iskugu yimaadeen golaha shacabka ee magaalada Muqdisho Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ayaa waxa ay ka doodeen sharciga xafiiska qaada cabashada oo loogu magac daray (GARDOON).
Sharciga Gardoonka ayaa xildhibaanada waxay ka biyo diideen inay meel mariyaan waxaase gudoomiyaha gudiga garsoorka Awqaafta iyo arimaha diinta ee baarlamanka soomaliya xildhibaan Adan uu halkaasi ka akhriyey qodobada sharciga.
Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxay mudanayaasha Baarlamaanka ka doodayeen sharcigaasi Gardoonka laakiin maanta ayey soo jeediyeen inuusan raali ka ahayn baarlamaanka sharcigaasi.
Qaar ka mid ah xildhibaanadii taageersanaa sharciga Gardoon ayaa waxay sheegeen in xafiiska qaada cabashada ay doonayeen mid shacabka Ashtakadooda ugudbiyaan laakiin ay ka xun yihiin in laga soo horjeesto.

Q.W.Sugulle Mohamoud
Hedmark.Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s