Qarax Khasaara Nafeed geystay oo gowr dhow ka dhacay Magaalada Kismaayo.

image

Sida ay sheegayana wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka jubadda hoose qarax khasaaro geestay ayaa Goordhaw ka dhacay magaaladaasi

Qarax Xoogan oo Khasaara geystay ayaa waxa uu Saaka ka dhacay Agagaarka Suuqa Ambulatoria ee Magaalada Kismaayo.

Wararka naga soo gaarayo Kismaayo, ayaa sheegaya in Qaraxa uu ahaa miinada meelaha fog laga hago oo lagu aasay waddada weyn ee gasha Suuqa hareeraheeda.

Inta la Ogyahay Hal askari oo ka tirsan Ciidaamada Maamulka Jubbaland ayaa ku dhintay Qarax Tiro intaa ka badan wey ku dhawacmeen waxaana durbadiiba goobta isku gadaamay Ciiddamo daacad u ah Axmed Madoobe.

Taliyaha ammaanka Magaalada Kismaayo Maxamed Cabdi Buule, oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu uxaqiijiyay in qaraxa uu dhacay,isaga oo masuuliyada qaraxaasi dusha kaga tuuray Ururka Al-Shabaab ee sanadahanba dhiiga somaliyeed xalaashaday.

Wuxuu sheegay in Hal askari uu ku waxyeeloobay, isagoona dhanka kale, Tilmaamay in Qaraxa uu waxyeeleeyay dad shacab ah.

Q.w.sugulle mohamoud
Hedmark Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s