DEG DEG. Askar gowr dhow lagu Toogtay Magaalladda Muqdisho iyo kala carar kii ugu darnaa oo caawa dhacay.

Dabley hubeysan ayaa waxa ay gowr dhow Toogteen Labo Askari oo ka tirsanaa Ciiddamadda Dowladda, Xilli ay ku sugnaayen Isgoyska Bakaaraha ee Degmadda Howlwadaag ee Magaalladda Muqdisho.

Koox Toogashada geysatay, ayaa waxa ay dilka kadib ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay, iyadoona sida caadada aheyd ay isla markiiba goobta soo gaareen Ciiddamo ka tirsan kuwa Dowladda.

Dilka kadib, ayaa waxaa mar qura kala carar tii ugu darneyd ka dhacay Isgoyska, iyadoona ay Ciiddamadda Dowladda xireen gabi ahaan Isgoyska halkaasina ku qabqabteen dad lala xiriirinaayo dilka.

Asbuucii ugu dambeeyay ayaa waxaa gacanta kasii baxaayo Ammaanka Magaalladda Muqdisho, waxaana lagu soo waramayaa in Ciiddamadda Ammaanka ay muujinayaan habacsanaani ku aadan dhanka Ammaanka.

Q.W.Sugulle Mohamoud
Hedmark.Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s