Waxaa caawa si guud looga wada soomayaa wadamada islaamka iyo caalamka oo dhan.

Waxaa cawa oo ay bisha milaadiya tahay 10.07.2013 ramadaana 1 tahay si guud looga wada soomaya caalamka iyo dhamaan wadamada muslimiinta marka laga reebo wadanka turkiga oo isagu shalay hordhacay.

Bishan ayaa ah bil barakaysan bil danbi dhaaf bil raxmadeed iyo bil madaxyo badan naarta laga xoreeyo ilaahay haynaga dhigo kuwa intaaba helee.

Waxaan dhamaan umada somaliyeed meelay jooganba leenahay ramadaan kariim hadaanu nahay bahda WARSUGANSOMALIYA.WORDPRESS.COM ilaahay sanadka sanadkiisa caafimaad iyo cimaado suubannhaynagu gaadhsiiyo.

Sidoo kale waxaan dhamaan umada somaliyeed kula dardaarmayna cabsida ilaahay iyo soonta oo la ilaashado .

Q.w.sugulle mohamoud
Hedmark Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s