Wadanka Norway oo si guud maanta looga soomay gaar ahaan kaamka haslemeon+Sawiro.

image

Waxaa maanta si guud looga soomay caalamka marka laga reebo wadanka turkiga oo maalin ka horeeyay wadamada kale ee islaamka.

Wadankan Norway muslimiiinta ku nool ayaa iyagu maanta la soomay dunida inteeda kale oo maanta laga wada soomay aadna looga soo dhaweeyay ramadaanka , iyada oo laga arkay wadamo badan oo somaliya ka mid tahay bisha barakaysan ee ramadan.

Waxaa dhanka kale kaamka haslemoen oo somali badani ku jirto si iskumada looga soomay iyada oo ay ku jiraan wadamo badan oo islaama sida suudan, syria,ciraaq, masar,nageria,gini bisawd ,ginikarakori,afganistan.bagistaan.elatariya iyo oramaba iyo qaarkale oo badan oo aanan halkan ku soo koobi karin.

Hadan xaga soomalida kaamka oo aan dhexqaaday dareenkooda idiin soo gudbiyo waxay aad u soo dhawaynayaan bisha barakaysan ee ramadan iyada oo dhalinta badankeedu ay xooga adayga ku tilmaamen wakhtiga oo 21sacadood la soomanayo lakiin ay ku adkaysanayn inay illaahay ugu dhawaanayan diyaarna u yihiin ay wakhtigaa badan soomaan sidoo kale waxaa laga dheehanayay dadka muslimiinta ah oo loo sameeyay calaamad gacaanta ah oo inuu soman yahay dadka lagag garto oo gacanta lagaga xidhaya sida aad sawiradan dhalinta ku aragtaan looguna talo galay inaan dadka aan somanayn aysan xilayda dadka islaamka loo qondeeyay aysan goobaha afurka iyo suxuurta aysan soo galin

Dhankaa kale waxaa xusid mudan dawlada NORWAY iyo shaqaalaha kaamka oo iska xil saaray baahiyaha dadka islaamka ah sidii bisha loogu samayn laha wax walba oo ku haboon saa,imiinta islaamka ee haslemoen iyo kaamamka wadanka oo dhan jooga.

Waxaa ay hadaba soomalida haslemoen leeyihiin dhamaan umada muslimiinta ramadaan kariim meelkastaad joogtan.

image

image
image

image

Q.W.Sugulle.Mohamoud
Hedmark.Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s