War Deg Deg Ah Dowlada Soomaaliya oo Caawa Shaacisay xiliga ay bilaabaneyso Bisha Barakeesan ee Ramadaan

Waxaa goordhaw oo Caawa ah Wasaarada garsoorka,cadaalada,arrimaha diinta iyo owqaafta ee xukuumadda soomaaliya shaaca ka qaaday in maalinta berito ah aysan soon aheyn.

Agaasimaha guud ee wasaarada garsoorka,cadaalada,arrimaha diinta iyo owqaafta Shiikh Maxamed Kheyrow oo Caawa la hadlay Idaacada Dowlada ayaa sheegay in maalinta berito ah aysan soon aheyn maadaama uu sheegay in la waayay bisha barakeesan ee Ramadaan cid aragta.

Shiikh Maxamed Kheyrow ayaa xusay in maalinta berito in ay tahay 30ka bisha shacbaan.Soonkana uu bilaabanayo maalinta Arbacada ah ay naga xigto maalinta berito oo kaliya.

Dowlada ayaa sheegtay in xariiro kala duwan oo lala sameeyay Gobolada Dalka iyo wadamada dariska in la waayay cid sheegta aragtiada bisha Ramadaan sidaa darted maalinta berito ah aysan aheyn maalin soon ah.

Q.w.sugulle
Hedmark.norway.

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s