Dowlada Soomaaliya oo ku dhaqaaqday tilaabo farxad leh oo culesyka looga yarenayo Soomaalida.

Wafdi Soomaaliya kasocda oo uu hogaaminayo wasiir ku-xigeenka Wasaarada arimha dibada Soomaaliya, Jamaal Baroow, ayaa waxa ay ku guuleesteen in ay ka dhaadhiciyaan dowlada Koofur Afrika in ay dib u furan habka socdaalka ee kala dhexeeya Soomaaliya

Kadib wada hadalka wasaarada arimaha dibada ee Soomaaliya ay la yeelatay madaxda dalkaasi ayaa Dowladda Koonfur Afrika mar kale dib ugu furtay Socdaalkii Soomaaliya lagusoo aadi jirey.

35 qofood oo u banad dhalin-yaro muddana ku xayirnaa Magaalada Johansburg ayaa ka duulay Garoonka Diyaarahadaha ee Or Thampo Interntional Airport ee Magaalada Johanseburg iyada Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Dowladda Federalka ee Soomaaliya Dr Jamal Maxamed Barrow,Safiirka Soomaaliya u fadhiya Koonfur Afrika Danjire Sayid Shariif ay halkaasi goob joog ka ahaayeen.

Waayihii danbe ayaa waxaa jiray dhibaatooyin xagga safarka ah kadib markii ay dowlada Koofur Afrika u diiday Soomaalida ku nool dalkaasi in ay safar hadawada ah uga soo baxaan dalkeeda arintaas oo noqotay caqabad aad u xooggan.

Q.w.Sugulle mohamoud abdihabsade
Hedmark.Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s