Bare Hiiraale oo deegaankii uu ku dhuumaaleysanayay lagala wareegay iyo isagii oo aan la garan halka uu u baxsaday.

Ciidamada Kenya ayaa maanta waxay weerar qaadma ah ku ku qaadeen deegaanka Goobweyn oo ay xarun ciidan ku lahaayeen taageerayaasha Col. Bare Adan Shire.

Wararka hor-dhaca ah ayaa sheegaya in ciidamadii Bare Hiiraale ay ka baxeen deegaankaasi kadibna ay la wareegeen ciidamada Kenya ee gacanta hagar la’aaneed siinaya raga daacada u Axmed Madoobe.

Lama sheegin deegaanka uu u baxsaday Barre Hiiraale hasa yeeshee wararku waxa ay sheegayaan in ciidankii Kenya ee halkaasi gaaray iy bilaabeen sidii caadadu u aheyd kufisigii ay ka fulin jireen deegaanada ay kula dagaalaan dhinacyada diidan Axmed Madoobe.

Hiiraale kama hadlin weerarka gaadmada ah ee lagu qaaday waxaana aad shaki looga muujinayaa mustaqbalkiisa maadaama duleedka Kismaayo ay kusuganyihiin dagaalamayaasha Shabaab oo hadii ay fursad ku helaan ciidamo iyo saraakiil aan axsaan u sameyneyn.

Q.w.Sugulle mohamoud
Hedmark..Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s