Wadan Gaajo ah oo Midawga Yurub ku biiray & Shacabka degan oo farxad iyo Dabaaldegyo bilaabay (Daawo Muuqaal ahaan)

image

Dalkii 28-aad ayaa ku soo biiray Midawga Yurub waxaana dabaaldeg iyo farxad wali ku jira Shacabka dalkaan oo shaqo la´aan baahsan ay ku habsatay mudo dhoor sano ah .

Halkaan ka Daawo Croatia oo lagu soo daray Midawga Yurub & Shacabka dalkaan oo dabaaldegyo xoogan bilaabay

Wadanka Croatia ama Koraweeshiya qofba sida uu u yaqaan ayaa si toos ah ugu soo biiray wadamada loogu yeero Midawga Yurub wuxuuna dalkaan noqday wadankii 28-aad ee loo aqoonsaday in uu ka mid yahay The European Union (EU) .

Marka laga soo tago wadanka Slovenia , dalka Croatia waa wadankii labaad ee ka mid ahaan jiray Yogaslavia balse iminka ku soo biira Midawga wadamada Yurub. Shacabka dalka Croatia ayaa iminka u shaqo tagi kara wadamada dhaqaalaha leh ee Yurubta kale.

Dalalka gaajada ah ayaa inta badan marka ay ku biiraan Midawga Yurub The European Union (EU) waxaa laga caawiyaa dhanka dhaqaalaha iyo awooda waxeeyna shacabka dalalka lagu soo daray Midawga Yurub bilaabaan dabaaldegyo iyo farxad aanan la soo koobi karin .

Q.W.Sugulle Mohamoud
Hedmark.Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s