Daawo Sawirrada Adeegya Cusub oo Lagu soo Kordhiyay Dekada Magaalada Muqdisho iyo howla aad u taya badan oo xilligaan ka socda.

image

Adeega cusub ee lagu soo kordhiyey dekada muqdisho ayaa waxaa ugu muhiimsan kunteenaro waaweyn oo loo isticmaalayo keenitaanka badeeda ay wadaan maraakiibta iyada oo arintaasi loogu tala galay in looga fogaado in alaabuhu badda ku soo qoyaan.

Wasiir ku xigeenka wasaarada howlaha guud, gaadiidka badda iyo dekedaha Nadiifo Maxamed Cismaan ayaa waxaa ay sheegtey in mudooyinkii ugu dambeeyey dekeda ay ku talaabsatay horumar balaaran oo hada aysan joogin halkii ay joogtay mudo lix bil ka hor.

Dekada magaalada muqdisho ayaa waxaa ka muuqanaya gaadiidka badda oo nocyo kala duwan leh oo ku howlan daabulidda waxyaabaha kala gadisan ee laga soo dajinayo dekada,waxaana xiligani dekada fadhiya maraakiib waaweyn kuwaasi oo inta badan la adeegsado xiliyada bad-xiranka ah.

Dekada Muqdisho ayaa xilligaan waxaa aad loo dareemayaa in ay sara u kaceyso maadaama ay dalka ku suganyihiin kahibiirro kasocda dalal hour maray waxyaabahaa dekada looga baahanyahayna iyagu tilmaamaya si wax looga qabto.

Si kastaba horumarkaasi waxaa dekada laqaba qeyba badan oo kamid ah kabayaasha dhaqaalaha ee dalka kuwaa oo iyana tartiib u soo kobcaya kana gudbaya sidii ay ahaayeen xilligii bur-burka.

image

image

image

image

image

image

image

X.allbanaadir.com
H.W.Sugulle Mohamoud
Hedmark.NorwY

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s