Dhacdo Naxdin Leh lamaane aad isku Jeclaa noloshooda oo mar qura dhintay iyaga oo isku dhagan

image

Lamaane u dhashay dalka Bangaladesh islamarkaana ka mid ahaa dadkii shaqaalaha ahaa ee uu dabaqu ku soo dumay bilo kahor ayaa waxaa la helay iyagoo isku dhagan oo isla dhintay.

Dhacdadan oo ka yaabisay caalamka islamarkaana warbaahinta qabsatay ayaa waxaa warbaahinta u soo bandhigay sawirqaadaha lagu magacaabo Taslima Akhter, waxaana uu sheegay in hadafka uu ka lahaa uu yahay in uu caalamka tuso qaabka shaqaalaha isu jecel yihiin.

Lamaanahan oo hore isku qabay isla markaana xafiis ka wada shaqaynjiray ayaa la sheegay inay aad isku jeclaayeen markii ay noolaayeen, sidoo kale waxay isku dhaleen saddex carruura .

In ka badan 1109 ruux oo shaqaale ah ayaa ku dhintay dabaq ay ka shaqeynayeen oo ku soo dumay ,Injineerkii guriga dhisay, milkiilihii guriga, agaasimaha warshada dharka iyo dadkale ayaa xabsiga loo taxaabay, kuwaasi oo lagu eedeeyay masuuliyada burburka gurigan iyo dhimashada ka dhalatay.

Q.w.Sugulle Mohamoud
Hedmark. Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s