War Deg Deg ah : Xukuumada oo daqiiqadaha soo aadan war kasoo saareysa arinta Xassan Daahir Aweys.

image

Hoyga uu ka deganyahay Madaxtooyada Soomaaliya R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa waxaa looga yeeray wariyaasha heerka caalami iyo kuwa maxaliga ah, iyada oo lafilayo in warkii gu horeeyay dowladu ay ka soo saaro arinta Xassan Daahir Aweys tan iyo markii xabsiga loo taxaabay habeenkii Xalay ahaa.

Xasiifska war-faafinta ee R/wasaare Saacid ayaa wariyaasha ku qulqulaya madaxtooyada u sheegay in laga hadlayo arinta Xassan Daahir inkasta oo aan wali lakala Cadeyn in uu dhacayo kulan golaha Wasiirada oo aan caadi aheyn iyo in Wasiirka Koowaad uu war-saxaafadeed kasoo saarayo.

Dowlada Soomaaliya kama hadlin arinta Xassan Dahir Aweyn tan iyo markii uu isi soo dhiibay iyo hada oo uu Xabsi ku jiro waxaana laga war dhow-rayaa sida ay go’aankeeda u cadeyso xukuumadu.

Xihasho allbanaadir.com
Q.wariye Sugulle
Hedmark.Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s