War Deg Deg Ah Diyaarado Dagaal oo Duqeyn Culus Goordhaw u geestay Ciidamo uu watay Col.Barre Hiiraale iyo Faah Faahino kasoo baxaya Duqeyntaasi

image

Warar aan goordhaw oo caawa ah aan ka helnay Magaalada Kismaayo iyo Deegaanada ku dhaw dhaw ayaa sheegaya in goordhaw oo caawa ah Duqeyn culus lagu garaacay ciidamo uu watay Col.Barre Aadan Shire oo maanta laga saaray Magaalada Kismaayo.

Goob joogayaal ayaa noo sheegay in Duqeynta ay geesteen Diyaaradaha Dagaalka Kenya kuwaa oo gantaalo culus ku garaacay Deegaano Duleedka ka ah Magaalada Kismaayo ay maanta gaareen Ciidamo uu wato Barre Hiiraale.

Duqeynta ayaa si gaar ah waxaa loola eegtay Gawaarida Dagaalka ay wateen Ciidamada taabacsan Barre Hiiraale waxaana lasoo sheegayaan in qasaarooyin aad u tiro badan ay kazoo gaartay Duqeyntaai Ciidamadii Magaalada Kismaayo maanta laga saaray.

Waxaa sidoo kale Duqeynta Goordhaw ay geesteen Diyaaradaha Dagaalka Kenya ku dhintay dad rayid ah oo maanta iyo shalay Magalaada ka baxay kuwaa oo kusugnaa deegaano ka baxsan Magaalada gaar ahaan goobaha ay maanta u baxsadeen Ciidamadii laga saaray Magaalada Kismaayo.

Xigasho allbanaadir.com
Q.wariye sugulle mohamoud
Hedmark.Norway

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s