War Deg Deg Ah maleeshiyaad katirsan Al-Shabaab oo Muqdisho gudaha usoo galay iyo Dagaal Culus oo hada socda.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Waxaa goordhaw Dagaal culus uu ka bilowday qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho kadib markii ee gudaha usoo galeen maleeshiyaad katirsan Xarakada Al-Shabaab oo aad u hubeesan.

Dagaalka ayaa kasocda Xaafada lagu Magacaabo Sii sii oo katirsan Degmada Dyaniile ee Gobolka Banaadir halkaas oo fariisin u ah ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya.

Shacabka lagu dul dagaalamyo ayaa cabsi badan xiligan ku jiraa kuwaa oo dhulka wada daatay si ay uga bad baadaan rasaasta culus ee xiligan dhacaysa una dhaxeysa Dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowlada.

Maleeshiyadka  Al-Shabaab katirsan ee Weerarka soo qaaday ayaa ku hubeesan hubka culus ee garbaha laga rido sida baasuukayala iyo Hoobiyaasha garbaha laga tuuro kuwaa oo xiligan si daran doori ah u ridayaan .

Lama oga wax qasaaro ah oo ka dhashay Dagaalka Caawa u dhaxeeya Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Al-Shabaab , xaalada ayaa ah mid wali kacsan oo rasaas la maqlayo

axmed farah kulmiye

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s