Axmed Madoobe oo ku warceliyey ergada shirka Jubbaland kana codsaday inshirarka la hakiyo .

DSC02692

Kadib safar uu ku tagay Kenya oo uu lasoo kulmey madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nick Kays ayuu Sheekh Axmed Madoobe maanta ku warceliyey ergada shirka wlai u fadhida dhamaystirka maamulka Jubbaland.

Fariinta ugu weyn ee Sheekh Axmed Madoobe u sheegey ayaa ah in shirka la hakiyo muddo bil ah, si buu yiri loo dhamaystiro arrimo wali dhiman.

Waxyaabaha Jubbaland ka dhiman waxaa ka mid ah xulista xildhibaanadda iyo magacaabista golaha wasiiradda, iyo dabcan maamuladdii illaa heer degmo.

Lama oga in dib u dhigistani ay la xiriirto shirka Xamar ka furmaya ee laga sugayo Axmed Madoobe iyo ologyaddiisa siyaasadeed, kaasi oo dowladda Soomaaliya ku dooneyso in ay ku dhisto maamul dowladda hoos taga oo KMG ah ka hor inta aanan loo fariisanin shir Jubbaland lagu soo dhisayo.

Waxaa jira warar kale oo KismaayoNews soo gaaraya oo sheegaya in ay jiraan qorshayaal hawlgalo ciidan oo lagu durjinayo Alshabaab, taasina ay tahay sababta shirka dib loogu dhigey.

Warsugansomaliya@outlook.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s