Guddi ka Socda Ururka EU oo Muqdisho Tagay

2DCE2CEC-47D4-4049-91D7-AD68DE58E9C1_w640_r1_s_cx0_cy11_cw76

Guddiga Midowga Yurub u qaabilsan siyaasadda iyo nabadgelyada, ayaa maanta socdaal ku tagay magaalada Muqdisho, iyagoo la kulmay hogaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa wafdiga kala hadlay xaaladda dalka Soomaaliya iyo kaalmada Midowga Yurub ee ku aadan Soomaaliya

Madaxweynaha ayaa kulankaasi kadib saxaafadda u sheegey in  Midowga Yurub ay Somalia kala shaqeynayaan sidii magaalada Brussels loogu qaban lahaa shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya bisha September ee sannadkan.

Guddiga ayaa booqday xarun lagu tababaro ciidamada Soomaaliya oo ku taalla magaalada Muqdisho, xaruntan oo saraakiil ka tirsan Midowga Yurub ay tababarka ka bixiyaan, ayaa dhawaan laga soo wareejiyey dalka Uganda oo horey ciidamada Soomaaliya loogu tababari jiray.

Warbixinta oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

http://www.voasomali.com/audio/audio/294537.html

habayntii sugulle

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s