Qaladaadka ugu badan uu C/raxmaan Faroole ka galay Qaranka Somalia oo la helay (Akhriso 10 Qodob).

8_13

Waxaa muddooyinkaani isa soo taraayay Qaladaad ka dhacaayay Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole, Qaladadkaasi oo ahaa kuwa uu ka galaayay Dowladda Somalia isaga oona fiirsanaayay danahiisa gaarka ah.

Haddabo xog aruurin aan sameynay waxaa inoo suura gashay inaan soo helno 10-Qodob oo kamid ah Qaladaadka C/raxmaan Faroole, waxaana kamid ah:-

1-C/raxmaan Faroole waxa uu doonayaan in fedaraalka si qald u dadka ufahansiiya isagaoo dantiida ku eeganaya doonayana in uu dadka Puntland ka horkeen dowlada.

2 – C/raxmaan Faroole waxa uu faraha kula jiraa arimaha Kismaayo si uu Caalamka u tuso in Dowladda Somalia ay diidan tahay Labadaasi Gobal.

3- C/raxmaan Faroole waxa uu cadaadis ku haaya shacabka Puntland oo ilmahiisana hantida iyo daqliga Maamulka Puntland ilaha dhaqaalaha gacanta ugaliyaya.

4- C/raxmaan Faroole waxa uu doonayaa in Dowlada uu gacan ku yeesha sidii Dowladi kumeel gaarka oo kale.

5- C/raxmaan Faroole waxa uu qeeyb ka yahay Qaswadayaasha Somaliya ee doonaya in ay hagar daamo kula dhaqmaan Dowladda Somalia.

6- Kismaayo ayuu geeyay Hub lagu Olaliyo Khilaafka ka taagan Kismaayo.

7- Dowladda Kenya ayaa waxa uu uga sheekeyay in Dowladda Somalia ay isaga ka tallo qaadato.

8- Inta uu Kenya joogay waxa uu Fashiliyay Kulan lagu doonaayay in lagu soo afjaro Khilaafka Dowladda iyo Axmed Madoobe isaga oo fiirsanaaya Danahiisa gaarka.

9- Waxa uu 3-sanno waday Qorshe Dowladaha Dariska la ah Somalia loogu gacan galin lahaa Somalia.

10- Waxa uu xilli waliba u dhafraa sidii uu isaga horgeyn lahaa Dowladda iyo Shacbiga Puntland, wallow Shacabku ay Dowladu u gacan haatinayaan.

Ugu dambeyntii, 10-kaasi qodob ayaa waxa ay qeyb ka yihiin Qodobadii aan horay u daabacnay oo looga hadlaayay Qaladaadka C/raxmaan faroole

warsugansomaliya@gmail.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s