Hawlaha Dekada Muqdisho oo gabi ahaan gacanta loo galshay Shirkad Iran ah.

Dekadda_xamar_somalia_badda_keydmedia-620x330

Maamulka Dekadda Muqdisho, ayaa waxa ay Dekadaasi gacanta u galsheen Saraakiil ka socta mid kamid ah Shirkadaha ku xeel-dheer dayactirka iyo Hagaajinta Dekadaha iyo Maamulida.

Dekadda Muqdisho, ayaa waxaa Hawlaha ka socda gacanta loo galshay Shirkad laga leeyahay Dalka Iran oo magaceeda lagu sheegay Simatech Shipping LLC, taasi oo dhawaan heshiis la gaartay Masuuliyiinta Dekadda Muqdisho.

Shirkada oo kamid ah Shirkadaha ugu magaca dheer Dalka Iran, ayaa waxa ay inta ay joogto Somalia ku shaqeyn doontaa Magaca (Mogadishu Port Container Terminal (MPCT), waxaana ay qaban doontaa arrimo badan oo ku aadan farsamada iyo Maamulka dekadda Muqdisho.

Shirkadaani, ayaa waxa ay waxbadan ka shaqeysay Dekado badan oo Africa iyadoona waxbadan ka badeshay habka ay Dakadahaasi u shaqeyn jireen, iyadoona soo bandhigtay Hab cusub oo looga shaqeyn karo Dekadda.

Shirkada oo wada Nidaam lagu soo gabagabeyn karo Howlaha Dekadda ayaa waxaa la filaaya in Hawlahaasi ay kusoo afmeerto muddo kooban, iyadoona qaadatay qeyb kamid ah dhaqaalihii lagu hirgalin lahaa Hawlahaasi.

warsugansomaliya@gmail.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s