TOP VIDEO: Axmed Madoobe oo si kulul u weeraray Dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh

DSC02692

 

Axmed Maxmed islaam “Axmed Madoobe” ayaa  shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hotelka Pan Afric ee bartamaha magaalada Nairobi waxa uu ku sheegay in Dagaalada Kismaayo lug buuxda ay ku lee yihiin Al- Shabaab iyo weliba Dawladda Xasan Sheekh.

Mar la waydiiyey Su’aal Ahayd inuu faah Faahiyo sida dawladdu ugu Lug lee dahay dagaalka ayaa waxa uu yiri ” Dowladu Lug  Naafo ah ama mid curyaanaba labada waa kula jirtaa Dagaalka”

Sidoo kale waxaan wax ka weydiinay kulan uu habeenimadii  xalay la qaatay Madaxweyne xasan, wuxuuna sheegay in la isku afgartay in IGAD  markale ka garnaqdo arimaha Jubbooyinka.

Q.SUgulle mohamoud abdi

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s