DEG DEG AH: Qoys Ka Gooban 8 qofood Oo Gur Ku Dumay Mogdishu

breaking-news-(10)

 

Wararka aan ku heleno degamada shangaani ee gobalka banaadir ayaa ku waramaya qoys ka gooban 8 qof oo ku dhIntay kadib markii guri qadiimi ah oo halgaasi ku yaalo ugu soo dumay

Dadka degaanka oo shabakada nabadbile.com la hadashay ayaa u xaqiijiyay inuu ahaa guriga guri shub ah islamarkaana ahaa khatiimi ugu soo dumay qoyska  oo dhamaanba aay halgaasi ku geeryodeen qoyskaasi oo la xaqiijiyay inaay ka goobnayeen 8 ruux o aay ku jirtay hooyadood

Dhanka kale dolawda federaalka somaliya iyo maamulka gobalka degamada shangaani ayaa halgaasi haataan ka wado gurmad xoogan oo lagu bad-baadinaayo inta hadhay

wixii soo kordha kala soco Warsugansomaliya.wordpress.com

Q.Sugulle mohamoud abdi

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s