U Gaar ah Haweenka :- Ninkaaga Xiliga Sariirta Arimahaan ha kala hadlin Hadii Kale…

kkkk-150x150

Marka ay socotto ciyaarta Sariirta ee Nolol wadaagga lamaanaha is qaba waxaa jira waxyaabo badan oo loo baahanyahay in haweenka aysan soo hadal qaadin hadii ay soo sheegaanna laga yaabo in ninka ay Niyad Jab ku noqoto Raaxadiina sidii la rabay aaney ku dhicin.

1:- Marka ay ciyaarta Sariirta Socotto fadlan Ninkaaga Malab yarowgiisa Cilado haduu leeyahay hakusoo hadal qaadin si uusan u niyad jabin.

2:-  Ogsoonow gabaryahey Ragga qaar ma jecla in Hogaanka Ciyaarta Sariirta aad adiga waddo, waxaa laga yaabaa in inbadan oo Ragga kamid ah ay is dhahaan qoftaan horey ay usoo baashaali jirtay sidaas darteed marka ay socotto Ciyaarta Sariirka halaguu taliyo ee adiga ha talin.

3:- Maahsanaanta Xiliga Ciyaarta Sariirta wexey keentaa in Ninka Ragga ah uu ka caajiso in uu kula sii raaxeysto ee Ogow ee meelo kale haka fakarin.

4:- Hadii horey aad usoo martay Nin kale haku soo hadal qaadin Ninkaaga Xiliga ay Ciyaarta Sariirta socoto, hadii uu isaga kula soo doonto oo uu tusaale ku dhoho waligaa sidaan malagu yeelayna waxaad dhahdaa adiga camal waligey ma arkin Raaxadaada caadi maaha waan ka helay si uu niyadda ugu dhisto Howshana uu usii cabo.

5:- Marka howsha ay socotto ugu Marxabey Ninkaaga hadii aad ka aamustana wuxuu u qaadan karaa in aadan raaxadiisa ku Qanacsaneyn ee Ogow Gabaryahey.

Q.wariye sugulle mohamoud abdi

Advertisements

One thought on “U Gaar ah Haweenka :- Ninkaaga Xiliga Sariirta Arimahaan ha kala hadlin Hadii Kale…

  1. sxb welıgeedna waxeey rabto haku hadasho ogoow sıda uu nınka uu u qaraaba jıray ıneey ııdan u qaraaban jırtay sababtoo ah dareenkaaad lee dahay ıyo rabıtaanka aad rabto ınaad naag la raaxeeysato ayeey ııdana u soo rabaan jırtay dhalaın yarooy yaanan been leeyska dhaadhıcın naagta waxaad ku aragto ku qanac kuna sabar ııdana sıdoo kale haduu sabarka yaraadan dusha haleeys aadıyo waa talo

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s