Qarax xoogan oo lala eegtay gawaari ay la socdeen Ciiddamadda AMISOM.

Qarax-lala-eegtay-AMISOM-300x2061

Qarax xoogan ayaa waxaa maanta lala eegtay,  gaadiid ay la socdeen Ciiddamadda AMISOM oo xiligaasi maraayay Degmada Kaxda ee Gobalka Banaadir.

Qaraxa ayaa waxa uu ahaa nooca Miinada dhulka lagu Aaso oo Wakhti hore lagu aasay Degmadaasi, iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan Khasaaraha ka dhashay qaraxaasi.

Wararka na soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in Qaraxa ay ku dhaawacmeen saddex ruux oo shacab ah kuwaasi oo ka agdhawaa goobta qaraxa uu ka dhacay.

Illaa iyo hadda lama sheegin wax dhimasho ah oo ka dhashay qaraxaasi sidoo kalena lama soo sheegin in askarta AMISOM qaraxaasi uu khasaaro kasoo gaaray.

Q\sugulle mohamoud abdii

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s