Dowlada Sacuudiga Oo Boqolaal Qof oO Soomaali Ah Xabsiga U Taxaabay Kadib Markii Ay U Balan Qaday Dhawaan Inay Siineeyso Sharciga Dalka Ku Jooga Ah ?

xx1
Dowladda Sucudi Arabi ayaa xabsiyada dalkeeda u taxaabtay ku dhawaad
laba boqol oo Soomaali ah kuwaasoo ay marka hore u ballanqaaday inay
siinayso sharciyada dalkeeda lagu jooga,

Dadkan xirxiran oo isugu jira Rag iyo Dumar ayaa todobaad ka hor
Dowladda Sucudi ugu baaqday inay la yimaadaan Baasaboorkooda si loogu
saaro Deganaansho taa bedelkeeda ayaa lagu xirxiray Xabsiyo iyadoo mid
ka mid ah dadkaasi dhintay mid kalane xaalkiisa laga deyrinayo,

Dadka la xirxiray qaar ka mid eheladooda ayaa sheegay inay dhibaatada
ugu weyn ay tahay in aan dadka la tarxiilin waxayna xaaladooda
marayaan meeshii ugu xumeyd iyagoo intaasi ku daray in heerkulka
kuleelaha dalkaasi oo aad u daran darteeda ay dadka qaarkii neefta ku
xirantahay,

Ehelada dadkaasi ayaa waxaa Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Safaaradda
Sucudi ku leedahay ka codsanayaan inay si deg deg ah u faragaliyaan
iyadoo arintaasi ku soo aadayso xilli Soomaalida Qurbaha joogta
dhibaatooyin badan soo wajahay,

 by. faysal muuse adam

Email. faysalhassan1@hotmail.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s