DEG DEG: Kulamadii Oo Burburay Iyo Xasan Shiikh oo Diiday Damacii Farole

mdxw

warsugansomaliyawordpress.com (Nairobi)  Illo Dublamaasiyadeed oo ka qayb galay Wadahadaladii daba dheeraadey ee caawa dhex marey Labada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuued iyo Cabdirahman Faroole Madaxwaynaha Maamulka Puntland ayaa u sheegey Kalshaale.com  in  goor dhaweyd lagu kal kacay kulanka  ka dib markii laba arimood la isku mari waayey.

Madaxweyne Xasan Sehikh Ayaa Meel Adag Ka Istaagay  ku dhagay Mowqifkiisii Jubooyinka isagoo  dhinaca kalena, Waxba kama Jiraan ku Tilmaay In  dastuurka  Soomaaliya Wax laga baladay, Taas oo Dhowaan uu Sheegay madaxwayne Faroole, waxayna Arimahaasi Horseedeen Inuu Bur Buro Damacii Madawayne Faroole Maadaba uu Xasan Sheekh Ka Biyo Diiday.

Wararka aan helney Waxay sheegayaan in Madaxweyne Xasan Sheikh uu ku adkeystey in Jubooyinka loo kala qaado laba qaybood markaas uu ogolaanayo Maamulka  Jubaland labadaa qaybood oo kala ah in Labada Jubo Maamul loo sameeyo, Gobolka Gedo wuxuu ku tilmaamey Gobol hada maamul u gaara leh, oo ay Dowladu umagacawdey gudoomiye Gobol.

Gabagabadii Kulanka Ayaa madaxwayne Xasan Sheekh wuxuu Siwayn Ugu Booriyey Madaxwayne Faroole Inuu Ka Shaqeeyo Sidii Loo Dejin Lahaa xaalada Siyaasdeed ee Gobolada Jubooyinka iyo Colaada halkaas laga Hurinayo.

Amuurtaan ayaa waxay Kusoo Beegmaysaaa iyadoo Maalintii Shalay Madaxwayne Bare Hiiraale uu Digniin Culus Udiray Madaxwynaha Maamulka Puntland oo ku Mashquulsan Arimaha Jubooyinka.  – HALKAN RIIX.

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s