Qilaafaadka Lamanaha somaliyeed ee ku nool Qaarada yurub oo cirka isku shareeray…

Qilaafadka  dhaxmara lamahana Somaliyeed ee ku nool qarada yurub ayaa waxaa la shegay in uu cirka isku shareeray wayahan danbe.

Kadib markii ay dhacaday dowladii Abe mohamed siyaad bare  ayaa Somali badan waxay naftooda iyo maalba u soo hureen wadamada reer galbeedka  oo dhaqamo kala duwan looguyid  ayaa waxaa ka jira diimuqraadiyo qofka haweenka ahne waxayrabto ay sameynkarto xurna u ledahay.

Hadaba qilaafka xoogan ee kala hesta lamanaha is doortay ayaa waxaa la shegay dhaqalaha  soo gala taasoo kenta inta badan  familkii dhisnaa in ay ku kala tagan dhaqaalo dartiis, dumarkane ay aad u jecelyihiin in ay gacanta ku hayan waxii soo galaya guriga waxii ka baxaya sidaas ay ku ogaato hadiikale aysan jirin wax kala soconaya.

Waxaa intaas sii dheer  arimo fara badan oo aan halkaan aan ku soo gubdin karin ay ay hestaan lamaha ku nool qurbaha balse aan ka xishoonay in aan soo qorno.

Hadaba aqritow in aad fariimo  wanaagsan oo wano ah in aad usoo qorto isku day adiga oo waninaya lamanaha qurbaha iyo qilaafka  kala hesta ee tagan kaasoo kena in guriga uu dumo caruurtiine ay gaalo sidaas kula wareegto.

Halkaas ayaan ku soo gaba gabeynayaa waxii talo iyo tusaale ah inoo soo marsi emailka jaliil143@hotmail.com ama Hiiraanka@htomail.com

W/Q Abuukar Jaliil

kala xiriir jaliil143@hotmail.com

ama skype jaliil143

+46734993295

 

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s