DEG DEG: Taliyihii Ciidanka Dowlada Ee Dagmadda Bardaale Ee Gobolka Bay Oo Isu Dhiibay Kooxda Al-Shabab (Dhegaysi)

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Kooxda  Al Shabaab oo dagaalo kula jiro Dowladda Soomaliya iyo Ciidamada AMISOM ee Soomaliya jooga ayaa waxaa ay sheegeen in uu isu soo dhiibay Taliyihii ciidamada Dowladda ee degmadda Bardaale ee Gobolka Bay.

halkan ka dhagayso    http://kalshaaleonline.com/dhegayso-taliyaha/

Taliyaha Max’med Adan Hinjirow oo la hadlay idaacadaha Kooxda Al Shabaab ku hadla ayaa sheegay in uu isu dhiibay ururka Shabab, waxaana uu xusay in mudo uu ka shaqeynayey degmadda Bardaale.

Max’med Adan Hinjirow oo ah taliyaha isu dhiibay Al Shabab ayaa sheegn sababta rasmiga ee ka dambeysa in uu u goosto Al Shabaab.

warsunsomaliay@gmail.com

Q/sugulle

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s