5 jir Magan-galiyo Siyaasadeed Dalbanaya !! Yaab Yaabkiisa

wiil-yar-magan-galiyo

Maxkamadda Maamulka ee Magaalada Dusseldorf oo Galbeedka Jarmalka ku taala ayaa heshay Codsi Magan-galiyo doon ah oo ka yimid Wiil 5 jir ah, kaas oo u dhashay Dalka Shiinaha.

Wiilkan ayaa dalbanaya inuu la noolaado Aabihiis iyo Walaalkiis ka wayn oo Jarmalka jooga. Sidaasi waxaa lagasoo xigtay Qareenka Wiilka.

Qareenku wuxuu sheegay in Sababta uu Wiilku Magan-galiyadu u doonanayo ay tahay isagoo ka cabsanaya inay Xaaladiisu xumaato marka Dalkiisa laga musaafuriyo, iyadoo loo tiigsanayo Siyaasadda Dowladda Shiinuhu ku dhaqanto ee Qoysaska loogu ogolaanayo inay Hal Cunug un dhalaan.

Ilmaha Labaad ee Qoysku ay dhalaan looma ogolaado Daryeel Caafimaad, mid waxbarasho iyo adeegyada kale ee Ilmuhu ay xaqa u leeyihiin, Wiilkani Magan-galiyada dalbadayna waa Ilmaha Labaad ee Qoyskiisa.

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s