Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya: “Doorashada Maamulka Jubaland Waa Xad-gudub”

WASIIRKA-ARIMAHA-GUDAHA

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa ka hadley doorashada maanta ka dhacdey magaalada Kismaayo ee lagu doortey madaxweynaha jublanad Axmed maxamed Islan, waxaana uu ku tilmaamey in ay tahay XAD-GUDUB.

Cabdikariim Xuseen guuleed oo ah nin si weyn loogu yaqaano in waxa uu qabo ku soo bandhigo fariimaha Twitterka ayaa sheegay in iyada oo maanta Xukuumaddu saartey guddi arrimaha Jubbooyinka xaliya in doorashadan lagu soo beego, waxaan u aragnaa xad-gudub ayuu yiri Wasiirku.

qoraalkisa ayaas ida u dhignaa.

Xilli maanta ay dawladdu guddi u dirtay Jubbooyinka in lagu soo beego arrintan waa xadgudub ka dhan ah shuruucda dalka, mana ogolaaneyno.

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s