Dhegeyso: Raysalwasaare Saacid ooy 90 xildhibaan mooshin Xilka Looga Qaadayo Ka Keeneen!!!!

images

Raysal wasaare Saacid oo Lagu Tilmaamo nin shido yar oo sanqadhiisuna yartahay, ayaa hada u muuqda mid aan cajebin midhaa dad wax kale inuu qabto ka sugayey. Saacid iyo somalida badankeeda ayaa ka war heley in la rabo in xukuumadiisa iyo isagaba la rabo in la minjo xaabiyo, iyadooynan cadey ilaa iyo hada dadka shirqoolkan u soo maleegey waxey ku qoonsadeen, iyo cida ka dambeysa toona.

Sida ay ku warantey gabadh muqdisho uga soo waranta idaacada VOA-da ayaa qeexdey, in maanta loo gudbiyey baarlamaanka mooshib ka dhan ah mudane Saacid, ooyna gudbiyeen tiro aad u sareysa oo dhan 90 xildhibaan. Arintani waxey cadeyneysaa in gacmo xoog badani waxan oo xildhibaano ah dabada ka soo riixayaan, horena waxaa caan u ahyed in xildhibaanada soomaalida hore loogu eedeyn jirey in madaxdu isu isticimaasho oo midi midka kale xukunka uga tuuro, laakiin lama oga cida hada ka dambeysa mooshinkan xooga ku socda.

Halkan Hoose Ka Dhagayso

http://allssc.com/63187-2/

Soomaaliya ayaa u eg iney tahay mashruucii faanoole fari kama qodna, iyadoo qabyaaladu meel walba gashey, aysan muuqan wax rajo ah oo cad ooy soomaaliyi kuwada noolaan karto.

warsugansomaliya

 by. faysal muuse adam

Email. faysalhassan1@hotmail.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s