soomaalidda iyo ajaanibta kale ee ku nool dalka turkiga oo ku soo bandhigay hidaha iyo dhaqankooda magaaladda Eskişehir.

971511_10151601762372431_1193733916_n

Turkeya(warsansheegsomaliya.wordpress.com)Ardayda iyo qoxootiga ku nool dalka turkiga ee ay ka mid tahay somalida ayaa ku soo bandhigay hidaha iyo dhaqankooda ay cid walbaa caanka ku tahay, badhig dhaqameedkan oo sanad walba mar lagu qabto magalada Eskişehir ayaa qoomiyad walbaa dhaqankeeda fagaaraha keenta .

hadaba somalida oo kamaida dadkaa ayaa waxay soo bandhigtaya hdaha iyo dhaqanka somalidu caanka ku tahay sida geela oo sawir laga sameeyay qalabka wax lagu isticmaalo sida dhiisha canaha, hadhuubka , fandhaalka ,xeedhada iyo wax yaalo kale oo badan iyana waxa kaloo xusid mudan goyaasha cadcad ee somalidu guntato  iyo waliba funaanado lagu xardhay calanka somaliya oo aad u muuqal dheara dadkii madasha joogayna aad u soo jiitay , waxaa kaloo iyana xusid mudnaa gobta somalid qalbkooda ku soo bandhigeen oo sawirka madaxwayne xasan shiikh la sudhay .

isku soo wada duubo somalida ayaa ah dadyowga hada aadka ugu badan dalkan turkiga oo wadan aad u taagera somalida ayna si aada u soo gasho somalidu xaga ardaynimada iyo qaabab kale oo badan somali aad u tira badana ay ku nooshahaya gobalada dalka badankiisana ay ku kala noolyihiin .

hooska daawo sawiro badan

21204_10151602111567431_472409731_n 21324_10151602117822431_2062951943_n 166062_10151601764022431_1620719213_n 179101_10151601765862431_1457277931_n 179154_10151601767962431_1640247606_n 181447_10151602120737431_544733704_n 181695_10151602117832431_1264235065_n 182738_10151602112997431_1138656552_n 247696_10151602114447431_1487678513_n 253262_10151602119447431_1739986311_n 253366_10151602115327431_676442903_n408423_10151601764882431_303158813_n            936802_10151602122532431_1061791551_n260271_526326340756859_69357963_n408571_380113545441793_788891747_n375031_10151602120612431_1134750624_n485598_10151601761597431_267978302_n485613_10151602115167431_403279746_n486729_10151601765792431_398844656_n525438_10151602114707431_787422965_n601942_10151602120232431_1202382406_n600829_10151602104557431_1480890488_n923404_10151602123542431_1184486269_n936874_10151602122332431_711502724_n 941132_10151601768527431_46447383_n 941165_10151601762827431_2125833420_n 941401_10151602122672431_626370054_n 941403_10151602122067431_918508059_n 941849_10151602114517431_1715295167_n 942071_10151602116187431_1800713240_n 942737_10151602117457431_1145734852_n 944441_10151602118207431_1197488491_n 945287_10151602121957431_1993781454_n 946161_10151602116332431_551662571_n 946575_10151601762132431_1938006521_n 947389_10151602112537431_1484436580_n 968834_10151602111532431_403437245_n 969325_10151602121817431_713109661_n 969768_10151602120012431_2142132058_n 970826_526322234090603_1000227588_n 971140_10151602119522431_1249113386_n 971199_10151601759817431_1176004076_n 971511_10151601762372431_1193733916_n 972116_10151602115792431_1972733984_n

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s