Faysal Cali Waraabe Oo Ka Dhex Muuqday Casho Sharaf London Loogu Qabtay Madaxweynaha Dalka Somalia+Sawiro

8728245412_339810476e_z

Greece(warsugansomaliya.wordpress.com)Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee somaliland  ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa mar qura lagu dhex arkay casho sharaf uu marti ku ahaa Wefdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud., Ma cada in kulanka hore loo qorsheeyay iyo in uu si lama filaan ah ku yimi.labada dhana weli wax war ah kama soo saarin kulankooda.

Ma aha markii u horeysay ee Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe uu London kula kulmo madaxda dawlada Soomaaliya oo Booqashayoonka ku jooga  London.

Gudoomiye Faysal waxa uu hore Sidan oo kale sanadkii Hore ula kulamy wefdi ka socday Soomalaiya oo uu hogaaminayay wasiirkii hore ee dawlada KMG aheyd mar ay London wadahadalo ku dhex marayeen iyaga iyo Somaliland.

Si kastaba ha ahaatee kulankan ayaa u muuqday mid farxad geliyay wefdigii uu hogaaminayay madaxweynaha Soomaaliya ee London booqashada ku joogay, lagana dheehan karo mawqifka faysal  oo halka uu hore u taagna ka soo yara dabcay .

sawiro

8727126475_0a337810b9 8728245218_fe7aeb97fb_z 8728245412_339810476e_z 8728245510_439ca8505e_z

warsugansomaliya.wordpress.com

 

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s