Muran Ka Taagan 18-Ka May (Qosolka-Maanta )

18mayBisha May 18-keeda oo maalmo ay nooga hartay ayaa markii la gaaro,waxaa bilaabanaya damaashaadyo qolo walba oo Waqooyiga-Soomaaliya degan ku soo dhaweynayso maalintaas.

Tusaale ahaan Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco,waxaa maalintaas looga yaqaan maalintii gooni-isu-taaga Somaliland,waxaana meelo badan oo xitaa Qurbaha ka mid ah laga dareemaa munaasabado lagu soo dhaweynayo Maalintaas qadarinta u mudan Dadka Somaliland ka soo jeeda.

Hadaba waxaa jira dadka ku dhaqan Goboladda Sool,Sanaag iyo Awdal waxay iyaguna maalintaas 18-ka May u dabaal-dagaan (Maalinta Nadaafadda)waxaadna arkeysaa dad badan oo maalintaas isku soo baxa si ay u muujiyaan taageeradda ay u hayaan (Maalinta Nadaafadda)

Advertisements

One thought on “Muran Ka Taagan 18-Ka May (Qosolka-Maanta )

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s