Qiso Jacayl Dhaba oo Aad u Xiisabadan oo Taxana Ah Habeen Walba oo Jimca Ah ,

ubax


waxaan idiinku soo gudbinayaa  halkan aan ku qorayaa caawa oo ah tahay bishi 2006 /06/06 in nairopi 
waana maalin isniina waana fikirkayga ama aragtidayda aan ka haysto jacaylka waxaasidaana 
ila qaba dadbadan oo aduunka ku nool  .waxaanan taasi ku cadaynayaa markaan arkay buugaag 
farabadan oo dadka aduunka ku nooli qoreen oo aan  akhriyay waxa kale oo igu dhaliyay inaan 
qoro waxa aan ka haysto jacaylka ama isoo maray markaan eegay .waxaa isoo baxday inaan 
wax ka qoro jacaylka waayo waxaan ahay wiil dhalinyar ah .waxaanan igu dhacay jacayl 

markaasi jacaylku waa qayb ka mid ah nolosha waana wax aanan marna laga maarmin waana 
wax jira .waa xasuus ii gooniga aniga khaas ahaan waanan jeclahay (jacaylka) waanan ku 
khasbanahay inaan taageero ama soo dhaweeyo wixii is jecel ama uu ku soo socdo 
magacayga oo ah faarah  xaad  mooge :  i remenber fore long time in kenya .nairopi .islii ..
sidan ayaanan ku bilaabay qaybta labaad ee aan kaga hadlaayo jacaylka …………………..

Jacaylku waa shay qaali ah oo ku lamaanan Nolosha Aadamaha , waxaana loo soo gaabiyay sidan :-
L (lack of pleasure) O (ocean of sad) V (vellay of deeth) E (end the live)
Hadaba erayadaas waxaa laga soo gaabiyay kalmada English ka ah oo Micneheedu yahya jacayl , erayadaas oo Micnohoodu yahay farax la,aan, bada murugada, Dooxada Quruntay, Dhamaadka nolosha isla markaana waad dareemi kartaa Saamaynta uu ku leeyahay nolosha bilaw – aadanka hadaba kalmada love oo micneheedu yahay jacayl aan fiirino Dhanka Soomaliga waxay la mid tahay iyo waxa laga soo gaabiyay kalmada jacayl:
J (jawhar) A (amakaag) C (calaacal) A (anfariir) Y (yaab) L (luul)
Hadaba akhriste waad aragtaa qiimaha uu leeyahay jacaylku marba Haduu yahay jawhar marna waad aragtaa dhibaatooyinkiisa marba Haduu yahay amakaag, calaacal. yaab, iyo luul akhrista hada ka Hor ayaa la is weydiiyay waxa uu yahay jacayl waxaana ka Jawaabay fanaan oo yiri WAA MAXAY JACAYL??? waa macaan Ama waa qaraar hadba waa siduu kuu soo maree marka jacaylha Waa run hadba waa siduu kuu soo maro qofka mar waxaa laga Yaabaa In laga waraabinayo labo dhan taas macnaheedu waxaa Weeye Labada qofba ay wada dareemaan jacaylka markaas waa Macaan marka uu qaraarka noqonayana waxaa weeye marka laga Waraabinayo hal dhinac ha ahaado dhanka ninka ama haweenta.

lasoco qaybta danbe —————————–



Image

my .mahdi mahomoud sh. aayeh
tell.0727672622 kenya .nairopi
kalasoco qaybaha danbe warsugansomalıya.wordpress.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s