Safar taariikhiya oo aan kaga gudbay wadanka turkiga kuna galay wadanka greece.

296631_261172573935110_969246557_n

waxaan maanta oo ay bishu tahay 01-05-2013 waxaan safar tahriiba oo aan kaga soo baxay wadanka turkiga 25-04-2013 aan ku soo galay wadanka greece oo aan hada ku sugnahay caasimadiisa athinis .

safarkan oo lahaa wajiyo badan xusuus badana ku reebay maankayga ayaan waxaan kaga soo baxay magalad ismir ee cariga turkiga xili habeena oo anu soo qadanay doon yar  kuna soo galnay dalka greece isla habeebkii aanu soo baxnay .

waxaan  idiin balan qaaday inaan barnaamij dheer oo ku saabsan xaalka tariibta halaa iyo dhibka ka jira inaan idiin soo gudbiyo si dadku wax uga ogaadan tariibta lagu galo turkiga iyo dhibka oo maro .

isha ku hay shabakadda wararka ee WARSUGANSOMALIYA.WORDPRESS.COM

Advertisements

One thought on “Safar taariikhiya oo aan kaga gudbay wadanka turkiga kuna galay wadanka greece.

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s