Madaxweynaha Somaliya Oo Ka Degay Kenya Lana Kulmay Dhigiisa Uhuru Kenyatta

Image

April 27, 2013 Kenya(warsugansomaliya.word.press.com) – Kulankan ay wada qateen Madaxweynaha dalka iyo madaxweynaha Kenya ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya, wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya.

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya Kenya Ambassador Maxamed Cali Nuur “Ameerika oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in labada madaxweyne ay ka wada hadleen xaaladaha labada wadan.

Waxa uuna sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu uga mahadceliyay kaalinta ciidamada Kenya ay ka qateeen xureynta qeybo ka mid ah gobollada dalka iyo sida ay dowladda Kenya ula tacaamusho Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi.

Sidoo kale ambassadorka ayaa intaas ku daray madaxweynaha dalka Kenya uu tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay ka caawin doonan la dagaalanka maleeshiyada kooxda shabaab.

Q.W. Faysal Muuse Adam ..

Email. faysalhassan1@hotmail.com

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s