Ankara: Somalida Wadanka Turki-ga oo ka qeyb gashey bandhig Dhaqmeed Dalkaasi lagu qabtey, Sawiro

 Dhalinyarada 5 6 7
 Ankara (warsugansomaliya.wordpress.com) Wadanka Turki-ga Magaalo Madaxdiisa Ankara ayaa waxaa lagu qabtey Bandhig ay kasoo qeyb galeen Ardey kala mataleysay Wadamo badan oo adduunka ka tirsan, kuwaas oo kusoo bandhigay cayaaro kala duwan oo la xiriira hidaha Bornova dhaqanka qolo waliba wadankeedu leeyahay dhaqameed .

Bandhigan waxaa si wada Jir ah usoo qaban qaabiyey Wasaarada Waxbarashada Bornova Wasaarada Dhalinyarada Bornova Cayaaraha Dowlada Turki-ga, waxaana ujeedkiisu Ahaa DHex-galka Bornova barashada dhaqamada kala duwan olan, sidoo Kalena Looga gol lahaa qabashada bandhigan sidii Dadka Turki-ga tuvalet gaarsiin lahaa dhaqamada kala gedisan ee dunida ka jirra.

Muddo Saddex cisho ayay socotey cayaaraha dhaqanka ee Turki-ga lagu qabtey, waxaana Somalida Turki-ga ku nool UGA qeyb Galey ardeyda balmumu ka barata Jaamacadaha Wadanka, Kuwaas oo soo bandhigey hidaha Bornova dhaqanka Somalida, islamarkaana goobta kusoo bandhigey ciyaar aad u sareysa oo ay la maqsuudeen dadkii kasoo qeyb Galey.

Wadamada ka qeyb galayey bandhigan intii uu socdey ayaa waxay kala ahaayeen, Libiya, Sudan, Muritaniya, Soomaaliya, Afganistan, Kazakistan Iyo Endonezya kuwaas oo qolo waliba goobta bandhiga cayaareedka lagu qabanayey kusoo bandhigtey cayaaro dhaqan.
Kulan dhaqameedkan ayaa ah orta sanadle ah oo lagu qabto Wadanka Turki-ga, waana sanadkii labaad ee ay ka qeyb Galaan Somalida ku nool Dalka Turki-ga, Waxaana soo xirey gabo gabadiisii ​​saraakiil ka tirsan wasaaradaha soo qaban qaabiyey ee kala ah Waxbarashada Bornova Wasaarada Dhalinyarada Bornova Cayaaraha
Waxaa nosodıyarıyay. A/KADIR AHMED WARSAME

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s