Qoxooti soomali ay ka mid tahay oo dalka turkiga mudaharaad ka dhigay ay kaga cabanayaan caawimooyin la siin jiray oo laga jarray.

eylem2

Image

Image

soomalida ku nool dalka turkiga iyo ajaanib kale oo ay ka mid yihin afqanistan iyo eran daganaa magalada Kutahay ee dalka turkiga ayaa banaan bax baladhan oo ay ku dalbanayan in saacidai lo sii wado kuna mujinayaan dareenkoda ay ka dhigeen magalada .

Dadkan oo dhamaantood aad uga xumaa saacidadi laga gooyay oo owalba ahayd oo kaliya kirooyinka oo laga dhibi jiray kirooyinkiina laga gooayay oo hada ay wada haystaan dadkii ay guryahay ka daganaayen oo aan wali wax lacag aysan siin .

dadkan oo anu ku booqanay magalad ayaa waxaa noo sura gashay inaan xog ka soo helno waxayna noo shegen in kirada uun laga bixin jiaray kiaradiina laga goostay markaa ay adagtahay ku noolashaha magaladan iyo guud ahanaba dalak turkiaga .

waxay ku tilmaamen magaladda inay tahay jahanabo oo aysan jirin haba yaarate wax xuquuq adane ah oo loogu sameeyaya iyo waliba xaga nolasha oo ad ugu adag waxa kaliya ee lagu jooagayna ay ahayd kirada oo laga bixin jiray hadi taa la gooyayna ay hada ka huleelayan /

waaxaa iyan wararka soo baxaya ay sheeagayan in maamulka gobolka kutahaya oo ka jawabay mudaradadii ay sameeyen dadkani in loo kala diray gobolada dalka oo badal lagu wada sameeyay dadkii ku jiray muadaharadkaa  iyad oo hada kohorna kanoo kale laga sameeaya magalad lakiin la xaliyay xili dadkaa laga raray hotel ay ka dagaanen magalad xiligaa oo loo bilaabay kirooyinka maanta ay ka cabanayan ee laga gooyay.

hadaba dadka oo aad xaalkodu u adag yahay hada ay la soo daristay xaalad tii hor ka adag oo ah in loo kala diray gobolo aysan dadka aqoon oo cusub iyo nolol cusub oo yagleel u baahan .7

halkan ka daawo mudaharadkoodii

mudaharadki sanadkii hore

sugulle xaajorag

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s