Daawo vedio Waraysi kooban oo aan la yeeshay wariyheena sugulle oo ku sugan ankara .

suguule

waxaanu maanta magalo madaxda dalka turkiga ee ankara kula kulanay wariye SUGULLE MOHAMOUD ABDI oo ah wariye madaxbanaan oo ka hawl gali jiraya magaalada muqdisho .

wariyaha baa waxa uu ka shaqeeayay idaacado dhawra isaga oo mihnida tafaftire wax badan ku shaqeeyay ahna wariye kibrad badan xaga saxaafad u leh .

maraanu wax ka waydiinaya xaalka guud iyo qaabka uu ku soo galay dalka turkiaga waxa uu kala kulmay dalkan iyo dhibaatoyinkii ugu adkaa ee uu kala kulmay saxafada somalida inuu ku guda jiray ee uu ka shaqaynayay muqdisho .

waraysigii oo dhan halkan ka daawo

 


wariye Axmed Faarax Kulmiye
ankara turkiya
email;-kulmiye007@hotmail.com

Image

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s