DHEGAYSO: isimada Isaaq oo Aflagaado Ugaystay Golaha Dhaqanka Khaatumo

top-secret1_3466459WARSUGANSOMALİYA.WORDPRESS.COM. Iyadoo maalmo ka hor magaalada Hargaysa ee caasimada labaad ee dalka Soomaaliya uu shir gaar ah uga furmay isimada dhaqanka ee deegaanada waqooyi Galbeed Soomaaliya, ayaa waxaa shirkaasi ay kasoo saareen isimadii ka qayb galay qodobo iyo go’aamo kuwaas oo lidi ku ah siyaasada deegaanada Khaatumo iyo maamul goboleedka Khaatumo State.

Halkan ka dhegayso Cod

Waxaana shirkaasi markii uu u soo dhamaaday kadib warnbixin guud ka siiyey warbaahinta S uldaan Cismaan Xasan Madar oo ka mida isimada goboladda waqooyi galbeed   kuna dheeraaday Aflagaado Qaawan oo uu Ugaystay Golaha Dhaqanka Khaatumo Iyo Shacabka Gobolada Ssc.

Dhinaca kale waxay Buunbuuniyeen Kulankii Dhowaaan Dhexmaray Madaxwayne Culusow Iyo Kooxda Falaagada ah ee uu Hogaamiyo Siilaanyo.

Waxayan  geesta kale wax aan jirin ku tilmaamay gollayaasha kala duwan ee Khaatumo oo uu ku sheegay dad iyagu aan la garanayn halka ay u socoto siyaasadoodu isla markaasna ay ugu baaqayaan gogol nabadeed sida uu sheegay.

Advertisements

fariintaadda halkan ku dhaaf

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s